JAALLEJAALLE
Toyota Prado Cad Cusub
1 / 5

Toyota Prado Cad Cusub

$39,257

new
KM4, Hodan Banaadir
388 views

Description

Toyota Land Cruiser Prado midab cad ah oo aad u nadiif ah. Baabuurkan waa mid aad u fiican, window-yadiisu waa madow, wheel-kaaguna way qurux badan yihiin. Waa mid ku habboon safar fog iyo magaalaba.