JAALLEJAALLE
kuukar Gaaska ku shaqeeyo
1 / 8

kuukar Gaaska ku shaqeeyo

$19

New
Howl-Wadag, Banaadir
1 views

Description

waa Kuukar nadiif ah oo aan muraayad laheen oo laga baqeenin in muraayada kuleel u qaraxdo waa mid bir ah oo aan sabiibax aheen kuu celinaya diksiyada kuna haboon in soonka si wanaagsan wax loogu karsado, waxaana kaaga soo dhignay qiimo jaban 15 ilaa 20 dollar oo waa kala nooc balse midka sawirkan ku yaali ugu danbeen waa 19 dollar. waxaad iga soo wacdaa wixi faahfaahin dheeraad ah telka ah 614242444 Shire. Type: Kitchen

Iibso Hadda