JAALLEJAALLE
Waxan ijaarayaa gurigan Degamada Yaqshiid...
1 / 10

Waxan ijaarayaa gurigan Degamada Yaqshiid...

$400

NewFor Rent
Yaqshid, Banaadir
3 views

Description

Waxaann ijaarayaa gurigan qiimihiisu yahay afar boqol dollar wuxuuna ku yaalaa siliga tawfiiq agagaarka jungle ee yaaqshiid, waana meel aad u qurux badan uuna cu cusub guri ahaan waxaann rajeynayaa inaad ka heli doontaan iga soo waca telefoonkan 615907627 Maxamed Fudeed. Type: House

Contact