JAALLEJAALLE
Baabur Toyota Premio
1 / 5

Baabur Toyota Premio

$3,900

used_excellent
Hodan, Banaadir
301 views

Description

Waa gaari aad u qurux badan oo aan isleeyahay waad ka heli doontaa hadii ad tahay qof daneenayo gaari aan qaali aheen hadana muddo ku haayo oo aad magaalada ku joogi karto in muddo ah adigoon ka baqeenin inuu kaa fadhiisto. wuxuu yahay dameeri kalarkiisa waana mid mudda dhaw laga badalaya lugaha iyo ooliyada , wax cilad ahna malagu hayo oo waa nadiif. waxaad igala so xariiri kareesaa telkan 0618766216 Axmed Make: Toyota Model: Dameeri Fuel: Petrol Transmission: Otomaatik Color: Dameeri