JAALLEJAALLE
Fekon $600 Qurux badan
1 / 4

Fekon $600 Qurux badan

$600

new
Hodan, Banaadir
172 views

Description

Mooto feekon cusub ee midabka cad iyo casaan ah oo qurux badan. Waxay leeyihiin nalalka LED ah iyo Fadhi wanaagsan. Waa kuwo cusub oo aan la isticmaalin. waxayna kuu yaalaan xarunta 3 shanaad ee Tarabuunka qiimahana waxay u dhaxeeyaa 500 ilaa 1200 dollar waana kuwa kala nooc ah kalana adag Naga soo wac telkan 615130278 Fuel: Petrol