JAALLEJAALLE
Miisas qurux badan oo casri ah
1 / 2

Miisas qurux badan oo casri ah

$70

used
Hodan, Banaadir
5 views

Description

Miisas yaryar oo qurux badan oo leh dushooda marmar ah oo cad iyo madow. Waxay leeyihiin lugaha dahab midabka ah oo casri ah, waxayna ku habboon yihiin qolka fadhiga ama mekaamka.

Iibso Hadda