JAALLEJAALLE
Almaarad Qurux badan oo Mirror leh
1 / 5

Almaarad Qurux badan oo Mirror leh

$1,500

new
Hodan, Banaadir
7 views

Description

Almaarad weyn oo qurux badan oo leh 5 albaab, mid walba oo leh handle dahab ah. Waxay leedahay mirror dhexda ku taal oo qurux weyn siisa qolka jiifka. Waa almaarad cusub oo tayo sare leh.

Iibso Hadda