JAALLEJAALLE
Toyota SUV Nadiif ah
1 / 5

Toyota SUV Nadiif ah

$26,500

new
KM4, Hodan Banaadir
81 views

Description

Toyota SUV oo aad u nadiif ah oo gudaha kursiyadiisu yihiin maro cawl ah. Baabuurkan wuxuu leeyahay sunroof iyo meelo badan oo fadhiisan. Xaaladdisu waa mid aad u wanaagsan.